(Sawirro) Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay Nebinimo oo lagu dhex dilay Maxkamad

Qof hubeysan ayaa toogasho ku dilay Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay nabinnimo isagoo ku jira gudaha maxkamad ku taalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan, xilli uu dhageysiga dacwaddiisa ka socday. Ninkan ayaa maxkamad la soo taagay markii sida la sheegay uu isku dayay inuu dadka ka dhaadhiciyo inuu yahay Nebi. Sheegashada nabinimada iyo aflagaaddada loo geysto … Continue reading (Sawirro) Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay Nebinimo oo lagu dhex dilay Maxkamad